Title
body
 

Title
body
 
hanad :: My Profile (1177 views)

 
 

What is hanad doing now?

Michael Jackson, King of Pop You was a so wonderful person your music.. like a dream ...we never forget you michael you are 4-ever n our hearts you be and will be a legend x3 4-ever MICHAEL !!!
More than 1 month ago  ·  Comment »
 
http://hanadcadi.hi5.com - Send it to your friends

Birthday

January 1

Location

STHLM, Sweden

Click here to remove ad!

About Me

Hi5 SkinsYo Edité mi perfil en pympy.com
Imagenes para hi5 & Myspace

Hi5 SkinsYo Edité mi perfil en pympy.com
Imagenes para hi5 & Myspace

Your embed code here!

Interests

markii aan ku caashaqay tala iga cuslaatoo iga cayn wareegtee nabsi ceelalyo u maqan rabina waan cuskanayaa calafkuna ma baaqdee caynkii araweeliyo cadow haygu noqonine maruun ii calool dabac ceeb ma leh jacaylkuye waa dawlad calan loo cidi lama hadlaysee cilad eeba keenaa dadka igu canaantoo cudurdaar u yeeleen caynkii araweeliyo cadaw haygu noqonin maruun ii calool dabac adigaa cawo lahoo cafimaad ku maaloo ku caweeya nabadee hadal caad ku jira iyo carab dalab leh bay idilay iyo ciidamo alloo caynkii araweeliyo cadow haygu noqonine maruun ii calool dabac cara laga hayaamaan aniga iyo ciyowguu ku cawaysinaa gantaalaha cadceedaa yaan ku caga gubyoodoo cidla weheshi moodee caynkii araweeliyo cadow haygu noqonine maruun ii calool dabac
Hi5 SkinsYo Edité mi perfil en pympy.com
Imagenes para hi5 & Myspace

Favorite Music

somali music r%b hip hop
 

Favorite TV Shows


VideoPlaylist
I made this video playlist at myflashfetish.com

 

Favorite Books

bajaq hadii aftka kuu tuurto bilaash uma tuurin camal

gabartii ahayd waa la koolkoolsha camal..nuunow camal..
nin kaa wayn horta oo xanaqa lolz
nin gaaban bilaash uma gaabna camal.lolz
nin waalan bilaaash uma waalna
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan!!!! asxaaabta maah maah daan is qosol sow kama dareemin hee hee…kakaka kakaka
 

Favorite Quote

wiil ayaa timuhu aad ugu baxeen markaas ayuu aabihii ku qosbay in uu ka xiiro wiilkii oo aan ogolayn ayaa lagu qasbay in loogu xiiro sakiin aan aflahayn markaas ayuu wiilkii aad u qayliyay xanuun dartiis waxyar ka dib wiilkii ayaa maqlay eey aad u qaylinaaya markaas ayuu aabihiis waydiiyay in eeygana loogu xiiraayo sakiin duug ah ha
 

hi5 Games

Play hi5 Games

hanad hasn't played any games recently.

 

Journal

View All 5 Entries    Add Comment

hawl iyo dhibaatiyo : Oct 21, 2008
hawl iyo dhibaatiyo
waayi maayo hadimee


anoo kuu hanweynweyn baad
halbowlaha i go'ysoo
warba iima haysidee

hadal tiro ma fiicne
adoon iga haraadin
maxaa kulaa hagaagsan

inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa
hadaynaan heshiinayn
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa
Baydka labbaad

hedu way baxaysaa
ilayn haybsan maaye
aan kaa horeeyee

haddii kale aan hoydoo
halkii loo badnaa iyo
aakhiro u hayaamee

hadal tiro ma fiicne
adoon iga haraadin
maxaa kulaa hagaagsan

inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa
hadaynaan heshiinayn
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa
hawl iyo dhibaatiyo

waayi maayo hadimee


anoo kuu hanweynweyn baad
halbowlaha i go'ysoo
warba iima haysidee

hadal tiro ma fiicne
adoon iga haraadin
maxaa kulaa hagaagsan

inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa
hadaynaan heshiinayn
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa
Baydka labbaad

hedu way baxaysaa
ilayn haybsan maaye
aan kaa horeeyee

haddii kale aan hoydoo
halkii loo badnaa iyo
aakhiro u hayaamee

hadal tiro ma fiicne
adoon iga haraadin
maxaa kulaa hagaagsan

inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa
hadaynaan heshiinayn
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa

PhotoBuzz

View   

Loading application...

WhoLikesU

View   

Loading application...
 

hi5 Gifts

Give a Gift    Get hi5 Coins

hanad has no unwrapped gifts.
 

Friends

View all 2711 friends

 
 

Find more friends using the email contact importer.

Comments | View All Entries

Leave a comment for hanad

Aug 16 1:26 AM
 
แ ว ะ ม า มุ๊ ม ห้ า ย น ร้ า อ ย่ า ลื ม ห มั่ ม โ น๊ะ ม า มุ ๊ ม คืน นร้ า
 
Jul 19 4:07 PM
 
Hi.
Thanks for the add.
 
 
Jun 10 4:03 AM
 
hi hanad wa ku slamay aboowe
 
Jun 9 11:43 AM
 
love ur background
 
Jun 2 4:16 AM
 
hej!hur mår du?bro
 
May 17 11:48 PM
mona says:
 
This content has been removed for violating hi5's terms of service.
 
Apr 17 4:21 AM
 
Thanks for the add:)How are you?
 
Mar 26 3:46 AM
 
batsos com muitax xaudadex,guapo.deixo nha marca
 
 
 
 
Feb 26 4:08 AM
 
THANKS ALOT
 
Feb 26 4:07 AM
 
THANK ALOT
 
 
Jan 19 6:54 AM
zaki says:
 
asc sxb waan kusalaamay
xaaladaada magaceyga waa zaki barasho wanaagsan
 
 
Jan 16 11:13 PM
 
no i dont like you kkkk
 
Jan 6 4:41 AM
 
ma vafanculo....
 
Jan 5 1:19 PM
 
no....lollzjokng..do ya thng bro....!!

Select Language